Ishacyaah 32:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

ilaa Ruuxa xagga sare nalagu kor shubo, oo cidladuna ay noqoto beer midho badan, oo beerta midhaha badanna sida duud oo kale lagu tiriyo.

Ishacyaah 32

Ishacyaah 32:6-18