Ishacyaah 31:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse isaguba waa xigmad badan yahay, oo belaayuu keeni doonaa, oo erayadiisana dib uma soo celin doono, laakiinse wuxuu ku kici doonaa reerka xumaanfalayaasha iyo caawimaadda kuwa xumaanta sameeya.

Ishacyaah 31

Ishacyaah 31:1-3