Ishacyaah 30:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo darbad kasta oo usha loo diyaariyeyba, kaasoo Rabbigu saari doono, waxaa la jiri doona daf iyo kataarado, oo wuxuu kula diriri doonaa dagaallo gariir badan.

Ishacyaah 30

Ishacyaah 30:27-33