Ishacyaah 30:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Idinku waad gabyi doontaan sida habeen iid quduus ah la sameeyo, oo qalbigaad ka farxi doontaan sida marka biibiile loola sii socdo buurta Rabbiga in Kan dhagaxa u ah reer binu Israa'iil loo tago.

Ishacyaah 30

Ishacyaah 30:26-33