Ishacyaah 30:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, Rabbiga magiciisu meel fog buu ka imanayaa, isagoo cadho la ololaya, oo qiiqiisuna wuu weyn yahay, oo bushimihiisana dhirif baa ka buuxa, oo carrabkiisuna waa sida dab wax gubaya.

Ishacyaah 30

Ishacyaah 30:25-33