Ishacyaah 30:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kun qof waxay ka carari doonaan mid qudha cabsigelintiis, idinkuna waxaad ka carari doontaan shan bajintood, ilaa intiinna hadhay ay noqdaan sida tiir buur dhaladeed laga taagay iyo sida calan kur dusheed la saaray.

Ishacyaah 30

Ishacyaah 30:16-18