Ishacyaah 30:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaa iska hoogay dadka caasiyiinta ah oo talo aan iga iman ku talaggala, oo heshiis sameeya laakiinse aan xagga Ruuxayga ahayn, si ay dembiba dembi ugu sii daran,

Ishacyaah 30

Ishacyaah 30:1-6