Ishacyaah 3:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Yeruusaalem waa duntay, oo dadka Yahuudahna waa dheceen, maxaa yeelay, hadalkooda iyo falimahooduba waxay col ku yihiin Rabbiga, oo indhihiisa ammaanta leh ayay ka cadhaysiiyaan.

Ishacyaah 3

Ishacyaah 3:2-13