Ishacyaah 29:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa hooseeyaana aad bay Rabbiga ugu sii farxi doonaan, oo masaakiinta dadka ku dhex jirtaana waxay ku rayrayn doonaan kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil.

Ishacyaah 29

Ishacyaah 29:16-24