Ishacyaah 29:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Sayidku wuxuu yidhi, Dadkanu way ii soo dhowaadaan, oo afkooda iyo bushimahooda ayay igu maamuusaan, laakiin qalbigooda way iga fogeeyeen, oo cabsida ay iga qabaanna waa amarka dadka laga bartay,

Ishacyaah 29

Ishacyaah 29:10-21