Ishacyaah 29:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu idinku riday hurdo weyn, wuxuuna awday indhihiinnii oo nebiyadii ahaa, wuxuuna daboolay madaxyadiinnii oo wax arkayaashii ahaa.

Ishacyaah 29

Ishacyaah 29:1-15