Ishacyaah 28:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markuuse beerta ciiddeeda oo dhan wada simo miyuusan ku firdhin kabsarmadowda, oo miyuusan kamuunta firdhin, oo sarreenkana miyuusan safsaf u beerin, iyo shaciirkana meeshiisii, iyo heeddana xagga darafka?

Ishacyaah 28

Ishacyaah 28:15-29