Ishacyaah 28:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed ha noqonina kuwa wax quudhsada yaan waxa laydinku xidhay idinku sii adkaynine, waayo, Sayidka ah Rabbiga ciidammada waxaan ka maqlay xukunkii baabbi'inta ee uu dhulka oo dhan la damacsan yahay.

Ishacyaah 28

Ishacyaah 28:21-26