Ishacyaah 28:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay dhacaysoba way idin kaxaysan doontaa, waayo, waxay dhici doontaa subax ka subax, iyo habeen iyo maalinba, oo in warka la garto waxay noqon doontaa cabsi uun.

Ishacyaah 28

Ishacyaah 28:13-20