Ishacyaah 27:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aniga cadho iguma jirto. Haddii yamaarugga iyo qodxantu ay dagaal igu soo kicin lahaayeen, intaan iyaga ku kaco ayaan dhammaantood wada gubi lahaa.

Ishacyaah 27

Ishacyaah 27:1-8