Ishacyaah 27:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, magaaladii deyrka lahayd way cidlowday, waxayna tahay hoy laga kacay, oo waxaa looga tegey sida cidlada oo kale. Halkaas waxaa daaqi doona weylka, wuuna jiifsan doonaa, oo wuxuu dhammayn doonaa laamaheeda oo dhan.

Ishacyaah 27

Ishacyaah 27:9-11