Ishacyaah 26:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, bal eega, Rabbigu wuxuu meeshiisa uga soo kacayaa inuu dadka dhulka deggan xumaantooda u ciqaabo. Dhulkuna wuxuu daaha ka qaadi doonaa dhiiggiisa, oo kuwa la laayayna mar dambe ma dabooli doono.

Ishacyaah 26

Ishacyaah 26:16-21