Ishacyaah 24:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhulku wuxuu u dhicdhici doonaa sida nin sakhraansan, oo waxaa loo dhaqdhaqaajin doonaa sida buul oo kale. Xadgudubkiisuna wuu ku cuslaan doonaa, oo wuu dhici doonaa, oo mar dambena sooma kici doono.

Ishacyaah 24

Ishacyaah 24:14-22