Ishacyaah 24:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kii qaylada cabsida ka cararaa yamayskuu ku dhici doonaa, oo kii yamayska ka soo baxana waxaa qaban doona dabinka, waayo, waxaa la furay daaqadihii xagga sare, oo aasaaskii dhulkuna wuu gariirayaa.

Ishacyaah 24

Ishacyaah 24:9-19