Ishacyaah 23:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yaa taladan u goostay Turos oo ahayd magaaladii taajajka bixisay, oo baayacmushtariyaasheedu amiirro ahaayeen, oo geddisleydeeduna ay ahaayeen kuwii dhulka sharafta ku lahaa?

Ishacyaah 23

Ishacyaah 23:6-16