Ishacyaah 23:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isagu wuxuu yidhi, Dadka Siidoon oo ah sida bikrad la nijaaseeyeyow, mar dambe ma farxi doontid. Kac, oo xagga Kitiim u gudub, oo xataa halkaasna nasasho kama heli doontid.

Ishacyaah 23

Ishacyaah 23:9-15