Ishacyaah 23:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kanu waa warka culus ee Turos ku saabsan. Doonniyaha Tarshiishow, baroorta, waayo, way baabba'day, guri iyo irid la galo midna ma leh, waxaana iyaga looga muujiyey dalka Kitiim.

Ishacyaah 23

Ishacyaah 23:1-5