Ishacyaah 22:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed ayaan idhi, Aniga iga sii jeesta. Si qadhaadh baan u ooyi doonaa, ha isku daalinnina inaad dadkayga iiga qalbi qabowjisaan.

Ishacyaah 22

Ishacyaah 22:1-6