Ishacyaah 22:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa korkiisa laga lalmin doonaa sharaftii reerka aabbiihiis oo dhan, dhasha iyo farcanka, iyo weelasha yaryar oo dhan, koobabka iyo xataa sibraarrada waaweyn oo dhanba.

Ishacyaah 22

Ishacyaah 22:23-25