Ishacyaah 22:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan isaga huwin doonaa shuluggaaga, oo waxaan ku adkayn doonaa dhex-xidhkaaga, oo dowladnimadaada isagaan u dhiibi doonaa, oo isna aabbe buu dadka Yeruusaalem deggan iyo reer Yahuudah u noqon doonaa.

Ishacyaah 22

Ishacyaah 22:13-25