Ishacyaah 22:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo hubaal sida kubbad oo kale ayuu kugu wadhfin doonaa dhul weyn oo ballaadhan, oo halkaasaad ku dhiman doontaa, oo gaadhifardoodyadii sharaftaaduna halkaasay joogi doonaan, adigoo ah ceebta gurigii sayidkaaga.

Ishacyaah 22

Ishacyaah 22:15-25