Ishacyaah 22:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waadiga qabrigaagii halkan ka qotay, oo xabaashaadiina meel sare ka qotay, oo dhagaxana hoy ka samaystay, bal maxaad halkan ku samaynaysaa? Oo yaad halkan ku haysataa?

Ishacyaah 22

Ishacyaah 22:10-19