Ishacyaah 22:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eega, waxaa jira farxad iyo rayrayn, dibi la qalo iyo ido la gowraco, hilib la cuno iyo khamri la cabbo, oo waxaa la yidhaahdaa, Aynu wax cunno oo cabno, waayo, berrito waynu dhiman doonaaye.

Ishacyaah 22

Ishacyaah 22:4-15