Ishacyaah 21:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasuu arkay ciidan fardo fuushan oo laba laba u socda, iyo ciidan dameerro fuushan, iyo ciidan rakuubbo fuushan, aad buuna u dhegaystay oo aad iyo aad buu uga fikiray.

Ishacyaah 21

Ishacyaah 21:6-17