Ishacyaah 21:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intii ka hadhay tirada ragga qaansaleyda ah oo ah ragga xoogga badan oo reer Qedaarna way yaraan doontaa, waayo, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil ayaa saas ku hadlay.

Ishacyaah 21

Ishacyaah 21:14-17