Ishacyaah 20:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa xeebta degganu waxay wakhtigaas odhan doonaan, Bal eega wixii ku dhacay kuwii aan isku hallaynaynay oo aan caawimaad ugu cararaynay inay boqorka Ashuur naga samatabbixiyaan Oo bal annagu sidee baannu u baxsanaynaa?

Ishacyaah 20

Ishacyaah 20:2-6