Ishacyaah 20:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

ayaa Rabbigu Ishacyaah ina Aamoos la hadlay oo wuxuu ku yidhi, Tag, oo dharka joonyadda ah dhexdaada ka fur, oo kabahaagana iska siib. Oo isna saasuu yeelay, oo wuxuu socday isagoo qaawan oo caga cad.

Ishacyaah 20

Ishacyaah 20:1-6