Ishacyaah 2:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

si ay cabsida Rabbiga iyo sharafta haybaddiisa uga galaan qorrofyada dhagaxyada iyo qararka meelahooda dildillaacsan markii Rabbigu uu soo sara joogsado inuu dhulka si xun u gariiriyo.

Ishacyaah 2

Ishacyaah 2:13-22