Ishacyaah 2:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Binu-aadmiga indhihiisa kibray waa la hoosaysiin doonaa, oo dadka madaxweynaantiisana hoos baa loo soo dejin doonaa, oo Rabbiga keliya ayaa maalintaas la sarraysiin doonaa.

Ishacyaah 2

Ishacyaah 2:1-14