Ishacyaah 19:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kalluumaystayaashuna way ooyi doonaan, kuwa jillaabka Webi Niil ku rida oo dhammuna way wada barooran doonaan, oo kuwa biyaha korkooda shabagga ku kala bixiyaana way macaluuli doonaan.

Ishacyaah 19

Ishacyaah 19:1-10