Ishacyaah 19:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo webiyaashuna way qudhmi doonaan oo durdurrada Masarna way madhan doonaan oo engegi doonaan, oo cawsduurka iyo dareemaduna way wada qallali doonaan.

Ishacyaah 19

Ishacyaah 19:2-9