Ishacyaah 19:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba meeye raggaaga xigmadda lahu? Oo bal haatan ha kuu sheegeen, oo ha ogaadeen waxa Rabbiga ciidammadu Masar ugu talaggalay.

Ishacyaah 19

Ishacyaah 19:10-18