Ishacyaah 18:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyaga waxaa dhammaantood looga wada tegi doonaa haadka buuraha iyo dugaagga dhulka, oo haadka ayaa iyaga kulaylka ka hadhsan doonaa, oo dugaagga dhulka oo dhammuna iyagay qabowga ka dugsan doonaan.

Ishacyaah 18

Ishacyaah 18:1-7