Ishacyaah 17:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas nin baa wuxuu fiirin doonaa Abuurihiisii, oo indhihiisuna waxay u jeedsan doonaan Kan Quduuska ah oo reer binu Israa'iil.

Ishacyaah 17

Ishacyaah 17:3-13