Ishacyaah 17:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay noqon doontaa sida marka beeragooyuhu balka soo urursho oo gacantiisuna ay sabuullada soo gurato, oo waxay noqon doontaa sida mid sabuullo laga tegey ka guranaya dooxada Refaa'iim.

Ishacyaah 17

Ishacyaah 17:1-9