Ishacyaah 17:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka faraha badanu aad bay u buuqayaan, oo waxay u hugmaan sida hugunka badda! Quruumuhu aad bay u bulxamayaan, oo waxay u guuxaan sidii guuxa biyo xoog badan!

Ishacyaah 17

Ishacyaah 17:4-14