Ishacyaah 15:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Xeshboon iyo Elecaaleehba way qayliyaan, oo codkoodana waxaa laga maqlaa tan iyo Yahas, sidaas daraaddeed ragga hubka leh ee Moo'aab aad bay u qayliyaan, oo cabsi bay la gariiraan.

Ishacyaah 15

Ishacyaah 15:1-6