Ishacyaah 15:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa kor loogu baxay Bayid iyo Diboon oo meelaha sare ku yaal in lagu ooyo, reer Moo'aab waxay u baroortaan Neboo iyo Meedebaa, madaxyadooda oo dhan waa la xiiray oo gadh kastana waa la jaray.

Ishacyaah 15

Ishacyaah 15:1-8