Ishacyaah 14:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

taasoo ah inaan kan reer Ashuur dalkayga ku jebin doono, buurahayga korkoodana isaga ku tuman doono, markaasaa harqoodkiisu iyaga ka fogaan doonaa, culayskiisuna garbahooda ka degi doonaa.

Ishacyaah 14

Ishacyaah 14:23-26