Ishacyaah 14:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Waxaan ka dhigi doonaa hantida caanaqubta iyo balliyo biyo ah, oo waxaan ku xaaqi doonaa xaaqinka baabbi'inta.

Ishacyaah 14

Ishacyaah 14:18-32