Ishacyaah 13:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qaansooyinkoodu waxay baabbi'in doonaan barbaarrada, oo midhaha maxalkana innaba uma ay naxariisan doonaan, oo carruurtana uma ay tudhi doonaan.

Ishacyaah 13

Ishacyaah 13:10-21