Ishacyaah 13:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sida deero la eryay iyo sida ido aan ciduna soo ururin ayaa midkood kastaaba dadkiisa ku noqon doonaa, oo mid kastaaba dalkiisa u carari doonaa.

Ishacyaah 13

Ishacyaah 13:10-21