Ishacyaah 13:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan dadka ka dhigi doonaa wax dhif ah oo ka qaalisan dahabka wanaagsan, oo binu-aadmigana waxaan ka dhigi doonaa wax aan badnayn sida dahabka saafiga ah ee Oofir.

Ishacyaah 13

Ishacyaah 13:2-18