Ishacyaah 12:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, Ilaah waa badbaadadayda! Waan isku hallayn doonaa, mana baqi doono, waayo, Rabbiga Ilaaha ahu waa xooggayga iyo gabaygayga, oo weliba wuxuu ii noqday badbaadadayda.

Ishacyaah 12

Ishacyaah 12:1-6