Ishacyaah 11:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo yeydu waxay la joogi doontaa baraarka, shabeelkuna wuxuu la jiifsan doonaa waxarta, oo weysha iyo dhasha libaaxa iyo neefka buuranu way wada joogi doonaan, oo waxaa iyaga hor kici doona ilma yar.

Ishacyaah 11

Ishacyaah 11:1-16